DF oo walaac ka muujisay Mid ka mid ah bukaanada cusub ee laga helay COVID-19

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda caafimaadka ee dowlada Soomaaliya, Maxamed Saciid C/llaahi ayaa walaac ka muujiyey Xaaladda cudurka COVD-19 ee Soomaaliya, isagoo xusay iney sii xoogeysatay cabsida ay ka qabaan inuu ku dhex faafo bulshada. Maxamed Saciid C/llaahi ayaa sheegay in Labo bukaan oo maalmo ka hor wasaarada Caafimaadku sheegtay in laga helay cudurka COVID-19, mid ka … Continue reading DF oo walaac ka muujisay Mid ka mid ah bukaanada cusub ee laga helay COVID-19